xayir makaaniko
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Xayir Makaaniko
Mechanical Impedence

Cilmi Makaaniko
Mechanics
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xayirnaansho
m.l/dh la-mid: xayirnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xayirnaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax xayiran oon dhanna u baxayn ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qayirnaansho
m.l/dh la-mid: qayirnaan.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
samir la'aan
-ta: (n) inability to wait; impatience (im-peey-shansi); intolerance (in-too-laransi) ~ aan sugi karin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xaqirnaansho
m.l/dh la-mid: xaqirnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xaqirnaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax xaqiran oo la quudhsado ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xaraaraansho
m.l/dh la-mid: kharaaraansho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xaraaraansho
-ha: (magac, lab, keli) wax qadhaadh oo dhadhan silloon leh noqosho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Xayawaannimo
(Xayawaannima-da)
Xayawaan ahaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xayawaannimo
m.dh Xayawaan ahaansho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
xayawaannimo
f. n., [abstract] condition of being an animal; stupidity
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
xayawaannimo
-xayawaannimada: (n) 1. animality (a-ni-maaliti). 2. stupid act
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xayawaannimo
-da: (magac, dhedig, keli) doqonniimo maangaabni ah oo la mid ah ta noolaha aan caqliga lahayn.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xayawaannimo
de: condition of being an animal; [fig.] stupidity
initial: x
lx: xayawaannimo
pd: (/da)
ps: n0-f-abs
key: xayawaannimo
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Xayyawaan-ka
animaux.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ayidsanaansho
m.l/dh la-mid: ayidsanaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ayidsanaansho
-ha: (magac, lab, keli) fikir iyo talo taageersanaasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dayrsanaansho
m.l/dh la-mid: dayrsanaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xardhanaansho
m.l/dh la-mid: xardhanaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
cayillanaansho
m.l/dh la-mid: cayilnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
cayillanaansho
-ha: (magac, lab, keli) cayilnaansho; buurnaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qayilsanaansho
m.l/dh la-mid: qayilsanaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
samirsanaansho
m.l/dh la-mid: samirsanaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
samirsanaansho
-ha: (magac, lab, keli) qof samray ahaansho: sabirsanaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xasillanaansho
m.l/dh la-mid: xasillanaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xasillanaansho
-ha: (magac,lab, keli) eeg xasillaan. xasilloon: (tilmaame) deggen oon xarakaad iyo xuuraan midna lahayn. Dh: deggan, xasilan.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Xayir jabaqeed
Acoustic impedance
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xaadirsanaansho
m.l/dh la-mid: xaadirsanaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xaadirsanaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax jooga oon maqnayn ahaan.